Ogaysiis

Summer Restaurent & Hotel Wuxuu Kuugu Bushaaraynayaa inuu kuu Diyaariyay Hoolka Shirarka ,Xafladaha Aroosyada , Meherada iyo Wixii kale ee qof waliba u baahdo.

Riix halkan si aad u aragto sawirkan oo wayn

Summer time Wuxuu kuu adeegi doona oo aad Cuntooyinka ka helaysa ilaa 3 Habeenimo.

Summer Time waxa uu aad ugu caanbaxay xiliga xagaayada oo dadka qurba-jooga ahi marka ay booqashada fasaxyadooda dalka ku yimaadaan inay noqoto goob ay habeenkii ku kulmaan oo ay ka casheeyaan kuna caweeyaan oo ay ku qaataan neecawda Hargeysa dhirta hoosteeda ee aadka loogu xardhay dhirta iyo nalal kala jaadjaad ah.

Waxa kale oo uu kuugu soo dhaweynayaa wakhtiga Xagaaga ee uu la magaca yahay.

Waixii Faahfaahin ah ee intaa dheer kala Xidhiidh Telefoonadda Kala ah :

Tel 00252-2-570047, 00252-65-303788,

Mobile 002522 4122891

Email: summer7up@gmail.com

Hargeysa, Somaliland

© 2005-2008: Somaliland Education Network