Somaliland Education Network: Education is recognition
Navigation
Home
Somali Songs
CHAT ROOM
Discussion Forum
ISLAM
Web Links
Search
Contact Us
Featured Article

STARS behind Somaliland Education Network


Madaxweyne Rayaale oo shahaado sharaf ka gudoomay Shabakada Somaliland Education
Daawo Sawirada
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Video

Somaliland: I want to go home

Hargeysa: Daawo Dacalada

Hees aad u macaan: Ali & Mako

Heestii Saamiya: Bashiir Hanuuniye

Video aad u xiiso badan, Hooyo Nuuraay


Majaajilo iyo Heeso: Abu-dhabi, UAE


Our Trip to Somaliland: Devin Foxall

Watch Latest Video: Somaliland Expatriates Return Home to Help Native Land
Student

WAKHTIGU WAA HILAAC ORDAYEE
Aad u dheeho intaad yartahoo
Ereygaad barateed akhridaa
Anfaca, Anfaca abidkaaye ogow
Ka adkow,Ka adkow
Dugsigaaga ka adkow
Darsigaaga ka adkow

WAXAAN AHAY WAADIGA DUGSIYADA
Waxaaan ahay waanada macalinka
Waagii baryaba
Ubax laga waraabshoo
Waxaan ku warwereynaa
Wadankiina wax ubarta
Oo xambaara wajibkiisa

Wahsan mayno
Waaban mayno
War-wareegi mayno
Weec-weecan mayno

Guul wacan, Cadow ka waabto
Nolol wanaagsan iyo barwaaqo
Nabad lagu wadaago
Ha ku waaro wadankeennu!

Waddankeennu waa
Wadnihii jidhkeena
Waraabinaayey dhiigoo
Waan ku wardiyeynaa

Waxaan wacad ku qaadnay
Gayigiina wax u barta
Oo ka jira waxyeelada.

Your IP Address is :
38.103.63.17

Photo

Wiil yar oo labada gacmood naafo ka ah oo hadana isku dayaya inuu wax QORO !
Old Articles

Warbixin: Waxbarashada Gobolka Sool


Interesting Article: Why Somali Women are Attracted to Taller Men?


Overseas students buying essays

Google bans essay writing adverts

Parents buy essays for students

Educational Collaboration Between Somaliland & South Africa

Community of Somaliland in southern Africa (cossa)
Users Online
Guests Online: 1
No Members Online

Registered Members: 21
Newest Member: shirwac142
Last Seen Users
abdiOnline
keefkeef 2 days
sucaad 4 days
deeqa 4 days
ahmed 3 weeks
shirwac142 3 weeks
cumardeeq 3 weeks
shawky 3 weeks
hersi 5 weeks
Wacays 7 weeks
Forum Threads
Newest Threads
welcome
Ogaysiis ku socda Ak...
Best University
The best major
Hottest Threads
welcome [0]
Ogaysiis ku socda... [0]
Best University [0]
The best major [0]
jaamacada
Ururka Ardayda Reer Somaliland ee Dalka Yemen oo si weyn u xusay Munaasibada 26 June
NewsHargeysa(SEN)--Waxaa wadanka Yemen ka dhacday saaka saacadu markii ay ahayd sideedii aroornimo xaflad aad iyo aad loo soo agaasimay oo ah xuska maalinta 26kajune oo ah 48 guuradii ka soo wareegtay maalinta Jamhuuriyada Somaliland ka qaadatay xornimadeeda guumaystihii Ingiriiska.
sucaad on June 28 2008 15:55:15 · Read More · 26 Reads · Print
Tacsi tiiraanyo leh
NewsHargeysa(SEN)--Inaali laahi wa inaa ilaahi Raajicuun: Hadanu nahay Qoyska reer Cilmi Kaahin Qalinle oo kala ah C/raxmaan Cilmi Kaahin,Shiine Cilmi Kaahin iyo Ayaan Cilmi Kaahin dhamaantayo waxaanu Tacsi u diraynaa Eheliyadii uu ka geeriyooday Marxuum...........
abdi on June 26 2008 02:02:08 · Read More · 43 Reads · Print
Gabadhii Ugu Horeysay Ee Somali Ah Oo Ku Gabayda Luuqada Ingiriisida Oo Xalay Gabayo Ku Soo Bandhigtay Magaalada Hargeysa
NewsHargeysa(SEN)--Xaflad bandhig faneeda oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa Xalay lagu qabtay Hotel Emperial ee Magaalada Hargeysa. Bandhig Faneedkan oo ay ka soo qeybgaleen Abwaano ay ka mid aahaayeen Abwaan Aadan Tarabi,Abwaan Axmed Awgeedi, Abwaan Cabdi Maxamed Aamiin iyo Aqoonyahano. Agaasimaha Dalada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO Mr. Maxamed Axmed Maxamuud [Barawaani] oo halkaasi hadal soo dhaweyn iyo mahad celin ah ka soo jeediyey. “Waxaan u mahadnaqayaa dhamaan marti sharafta ka soo qeybgashay Xafladan.....(Daawo Sawirada)
deeqa on June 24 2008 16:14:09 · Read More · 119 Reads · Print
Ururka SOLJA oo Aqoon-is-weydaarsi u furay 20 Suxufi
NewsHargeysa(SEN)--Aqoon is weydaarsi ku saabsan doorka saxaafaddu ku leedahay habka iyo hanaanka diiwaangelinta iyo codbixinta doorashooyinka ayaa shalay 20 suxufi looga furay hotelka Maansoor ee magaalada Hargeysa. (Daawo Sawirada)
deeqa on June 24 2008 16:10:14 · Read More · 98 Reads · Print
KOOB LOOGU MAGACDARAY MUJAAHID AXMED GOLHAYE AYAA KA BILAABMAY ALLAYBADAY
NewsAllaybaday(SEN)--Koobkan loogu magacdaray Mujaahid AXMED GOLHAYE (alle ha u naxariistee ) ayaa ah mid sanad walba xilgan oo kale looqabto kooxaha heerka labaad ee degmada Allaybaday, ayaa waxa uu sirasmiya uga bilaabmay magaalada Allaybaday, Mujaahid Axmed Golhaye waxa uu ka mid ahaa halyayadii usoo halgamay xoraynta dalkan JSL, islamarkaana u horay naftoodii qaaliga ahayd kuna waayay xorayntii dalka. Mujaahid Ahmed Golhaye, Mujaahid Maxamed Ali iyo Mujaahid Mahdi Ali waxa ahaa 3 nin ee aasaasay garabkii militarka ee SNM.....(Daawo Sawirada)
deeqa on June 24 2008 16:06:43 · Read More · 37 Reads · Print
Arday ka qalin-jabisay Dugsiga Indhoolayaasha Hargeysa
NewsHargeysa(SEN)--Xaflad balaadhan oo loo sameeyey sanaddugsiyeedka 2007-2008 ee dugsiga dhegoolayaasha Hargeisa ayaa saaka lagu qabtay Xarunta Dugsigaas ee Magaalada Hargeysa. Xafladan oo ay ka soo qayb-galeen Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada Cali Cabdi Odowaa,Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Ucid C/naasir Yuusuf,masuuliyiin sare oo ka socotay Shirkada Telesom,waalidiin iyo Marti sharaf kale oo tiro badan.
abdi on June 22 2008 15:54:26 · Read More · 45 Reads · Print
Hargeysa: Dufcaddii 11aad oo ka qalinjebisay Machadka AL-KHAYR
NewsHargeysa(SEN)--Xaflad loo sameeyay qalinjebinta ardaydan oo lagu qabtay hotelka Ambassador, waxa ka soo qayb galay madaxda Qaranka, qurbajooga Somaliland, Ardayda wax ka barata dalka dibadiisa qaarkood, waxgaradka, culimaa'udiinka iyo marti sharaf kale. Munaasibadan oo loo soo agaasimay qaab ka gedisan sida machadyada badankooda loo soo qabanqaabiyo, abbaaro 8:30 subaxnimo ayaa la bilaabay barnaamijka furitaanka taasina waxay fududaysay in madax badani helaan wakhti ku filan oo ay ku khudbadayn karaan. Ugu horeyn waxa xaflada furay Maamulaha Machadka AL-KHAYR,Cabdiraxmaan Ibraahim Ismaaciil (Dhoolayare)----(Daawo Sawirada)
sucaad on June 21 2008 16:01:44 · Read More · 215 Reads · Print
Bahda Somaliland Education Network oo ku kulmay Hargeysa
NewsHargeysa(SEN)--Bahda Somaliland Education ayaa dhawaan kulan kooban ku yeeshay magaalada Hargeysa.Kulankan oo ahaa kii ugu horeeyay ee ay iskugu yimaadaan dhamaan maamulka iyo wariyayaasha shabakadu.Kulankaasi oo ahaa mid si heer sare ah loo soo agaasimay waxaa ugu horeyn halkaa ka hadlay Guddoomiyaha Shabakada Md.Mohamed Ali oo isagu ka waramay muhiimada uu leeyahay kulankani sidoo kale taariikhdii shabakada.....(Daawo Sawirada)
sucaad on June 21 2008 15:53:03 · Read More · 245 Reads · Print
Madaxweyne Rayaale oo shahaado sharaf ka gudoomay Shabakada Somaliland Education
Hargeysa(SEN)--Madaxweynaha Daahir Rayaale Kaahin ayaa Shahaado sharaf ka gudoomay Shabakada Somaliland Education. Ugu horeyn waxaa halkaa hadal kooban ka jeediyay Guddoomiyaha Shabakada Somaliland Education Network Md.Maxamed Ali Dhuux oo si dheer uuga waramay Taariikhda iyo hawlaha Shabakadooda.“Mudane Madaxweyne Maanta farxad ayay noo tahay inaanu kula kulano sidoo kale ku guddoonsiino shahaado sharaf ku wajahan hawlaha waxbarasho, Shabakadan oo la aasaasay June 2005 waxay gaadhay horumar balaadhan.(Daawo Sawirada)
abdi on June 20 2008 14:44:32 · Read More · 690 Reads · Print
Imtaxaanaadka Shahaadiga Ee Fasalada 4 Iyo 8-Aad Ee Dugsiyada Sare/Dhexe Oo Dalka Ka Bilaabmaya 21 June
NewsHargeysa– Wasiirka Waxbarashada Somaliland Xasan X. Maxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne) ayaa shaaca ka qaaday in laga bilaabo maalinta sabtida ah ee todobaadka soo socda bishuna ay tahay 21 June,2008 ay guud ahaan dalka Somaliland oo dhan ka bilaabmi doonaan Imtaxaanaadkii shahaadiga ahaa ee ardayda fasalada 8-aad iyo 4-aad ee dugsiyada dhexe iyo Sare ee sanad dugsiyeedka 2007- 2008
deeqa on June 18 2008 16:11:54 · Read More · 45 Reads · Print
NAGAAD oo Tababar u Xidhay Koox Suxufiyiin ah
NewsHargeysa- Aqoonsiweydaarsi ku saabsan warbaahinta iyo xuquuqda haweenka Somaliland oo socday muddo shan maalmood ah, ayaa shalay loogu soo gebogabeeyey koox suxufiyiin ah oo tiradoodu ka badan tahay 40 xubnood xarunta dalladda haweenka Somaliland ee NAGAAD ee magaalada Hargeysa. Tababarkan oo ay soo qabanqaabisay dalladda NAGAAD, waxa ujeedadiisu ahayd in warbaahintu kor u qaado ka hadlida tacadiyada lagula kaco haweenka iyo in kor loo qaado xidhiidhka ka dhexeeya warbaahinta iyo ururrada xuquuqda aadamaha u dooda.
deeqa on June 18 2008 16:05:33 · Read More · 38 Reads · Print
Machad Barashada Caluumta Islaamiga ah oo Boorama laga Furay
NewsBoorama- Machad lagu baran doono culuunta islaamiga ah iyo luqadda Carabiga oo muddo saddex sano ah lagu qaadan doono heerka diblomada ah ayaa shalay si rasmi ah looga furay magaalada Boorama. Machadkan oo loogu magac-daray magaalada qadiimiga ah ee Saylac oo leh taariikh iyo xadaarad fog, isla markaana ahayd goobihii ugu mihiimsanaa ee saldhigga u ahaa islaamka iyo fidinta dacwadda shareecada
abdi on June 14 2008 16:20:53 · Read More · 68 Reads · Print
Gudomiyaha UHWA Malaysia Oo Qalab Ciyaareed Gudoonsiiyey Ciyartoyga Degmada Allaybaday (Daawo Sawirada)
NewsXaflad siweyn loosoo agaasimay ayuu Gudoomiyaha UHWA Malaysiya Mudane Axmed Ismaaciil Cabdi (xaaji) Ciyaartowga Allaybaday ku Gudoonsiiyay Shan dirays oo ah kuwa lagu ciyaaro kubada Cagta.Xafladaasi ayaa waxa kazoo qayb galay Gudoomiyaha Degmada Allaybaday Xasan Cabdi Cali iyo xubno kale oo ka mid ahaa Masuuliyiinta ciyaaraha Allaybaday.
ahmed on June 12 2008 14:07:57 · Read More · 153 Reads · Print
Mashruuca Guurka Wacan ee dhinaca Telefoonka
NewsHargeysa(SEN)--Waxa Dhawaan laga bilaabay dalka Boqortooyadda Sucuudi Arabiya, Mashruuc loogu magac daray Guurka Wanaagsan, kaas oo loo adeegsanayo hanaan casri ah, oo labadda qof ee guur doonka ah lagu xidhiidhinayo, khad cusub oo si gaar ah loogu qoondeeyay dadka da'yarta ah ee guur doonka ah, talaabaddan cusub oo markii ugu horaysay dalkaas ka hirgashay bishii February ee sanadkan aynu ku jirno, ayaa loogu tala galay in dhalinyaradda guur doonka ah loo fududeeyo sidii ay u wada xidhiidhi lahaayeen, waxana sida uu sheegay Madaxa Mashruucan oo lagu magacaabo Xaasim Daxbuor ay dadkaas u diyaariyeen
sucaad on June 10 2008 16:20:55 · Read More · 187 Reads · Print
Dhibaatooyinka Maskax iyo Jidheed Ee Adeegsiga Technology-yada Casriga ahi Dhalinyaradda Ku Keentay
NewsHargeysa(SEN)--Horumarka farsamadda Technology-ga ah ee dunidu maalinba maalinta ka danbaysa ku sii tallaabsanayso, oo runtii wax badan u sahlay aadamiga isla markaana muftaax u noqotay in dhamaan dadyowga ku dhaqan caalamkani ogaadaan arrimo xilliyadda qaarkood ahaa khiyaal, ayaa haddana waxa taa ku lammaan oo garab socda dhibaatooyinka uu ku keenayo bulshooyinka caalamka iyo degaankaba.
sucaad on June 10 2008 16:18:30 · Read More · 133 Reads · Print
Wiil Dhalinayara oo ku Anadacooday inuu Dadka Dhoofiyo Isagoo Kaashanaya Jin
NewsHargeysa(SEN)--Cadceedii soo baxdaaba cibaaradeeda leh……..waxa suuro gala in qof kasta oo mawduucan akhriyaa, layaab ku noqon karto waxa ka jira qisadan run iyo been mida ay tahay.Mareegta wararka Ceegaag ayaa ku daabacday bogga ceegaag.com war sheegaya inuu jiro wiil dhalinyaro ah oo dadka u dhoofiya dalka dibadiisa isagoo kaashanaya Jin ruuxiya. Ninka arrintan ugubka ah sheegtay ayaa sida shabakadu tilmaantay degen magaalada Hargeysa, isla markaana haysta dad tiro badan oo aaminsan kuna raacsan hawshan dhoofinta
sucaad on June 10 2008 16:14:23 · Read More · 220 Reads · Print
HAMBALYO MEHER: Mustafe Mohamed Ahmed Iyo Hibo Ahmed Hassan
NewsReer kii lagu nasatee lagu nagaadee wada jiree Nabad gala Alahayaw idinka yeel.
Xamse C/raxmaan Maxamed.,Xaaskiisa Umal –khayr C/raxmaan Xuseen ,Caruurtooda C/raxmaan Cilmi Kaahin, Maxamed Guuleed Riiraash,Guled Cabdi, Mukhtar Axmed Sh. Adan, C/qani Daahir Ismaacil,Sir Shiine Cilmi Kaahin iyo Xamse C/raxmaan Maxamed, Xasan Nuur raage , Maxmuud Cabdi Dacar, C/rashiid Cismaan Ciise, Xasan Cumar Nuur Muxuyadiin Yusuf Ayaanle.Iyo Dhamaan shaqaalaha Shirkada Seed Trading Company. waxay hambalyo u dirayaan.
sucaad on June 10 2008 16:07:41 · Read More · 80 Reads · Print
Developing your Career
NewsSelf-Assessment
The first step in developing career goals is to assess your own personal characteristics--your skills and interests, your likes and dislikes, and your strengths and weaknesses. You may then match your "profile" to a specific job or career goal. You may also want to identify aspects of your present and past jobs that will help you determine your career goals such as
Traits or skills that are required
Aspects of the previous jobs you liked and disliked.
Skills you have developed through education, jobs, hobbies, volunteer work, clubs, employee organizations, and the like.
sucaad on June 10 2008 15:55:34 · Read More · 53 Reads · Print
Togdheer: Candlight oo Deeq Lacageed u Qaybisay 30 Qoys
NewsBurco (Jam)- Hay’adda waddaniga ah ee Candlight ayaa shalay deeq lacag ah guddoonsiisay 30 qoys oo ka mid ah bulshada degan tuulada Unuunley oo ka tirsan Gobolka Togdheer. Qoysaskan oo mid walba la guddoonsiiyay lacag dhan $75 dollar oo loogu talogalay in lagu kaalmeynayo dadka ay saameynta iyo raadka ay ku reebtay abaartii dhowaan ku habsatay degaannada Gobolka Togdheer.
abdi on June 08 2008 17:14:29 · Read More · 59 Reads · Print
Xaflad Loo Qabtay Guddi Cusub Oo Ay Yeelatay Ardayda Jaamacadda Gollis
NewsHargaysa (Geeska)- Xaflad balaadhan oo ay xilka kula kala wareegayeen guddidii hore ee Jamacada Golis iyo guddi cusub oo hadda loo doortay, ayaa Khamiistii ina dhaaftay lagu qabtay madasha kulamada Jamacada Gollis ee magaalada Hargaysa.Xafladan oo ay ka soo qayb galeen ardayda Jaamacadaha UOH, IHU, ADMAS iyo Aqoon yahano, Culimo-awdiin iyo Abwaano, waxaa ugu horayn halkaasi hadal kooban ka soo jeediyay guddoomiyihii hore ee ardayda Jmacada Gollis Ahmed Hassan Abdillaahi oo ka hadlay waxay ku soo kordhiyeen ardayda jamacada Gollis intii ay xilka hayeen.
sucaad on June 07 2008 17:26:57 · Read More · 74 Reads · Print
Aqoon Is Waydaarsi Ku Saabsan Sidii Loo Dhawri Lahaa Xuquuqda Dadka Qaxoontiga Ah Oo Lagu Soo Af-jaray Hargaysa
NewsHargaysa (Geeska)- Aqoon is waydaarsi ku saabsan sidii loo dhawri lahaa xuquuqda dadka qaxoontiga ah, iyaguna ay u ilaalin lahaayeen dhaqanka iyo shuruucda dalka ay martida u yihiin, ayaa lagu soo gebogabeeyay magaalada Hargaysa.Tababarkan oo uu soo qabanqaabiyay Ururka wadaniga ah ee Hornpeace, oo lagu qabtay Huteelka Ambassador ee magaalada Hargeisa, oo socday muddo laba cisho ah ayaa waxa lagaga dooday sidii loo dhawri lahaa xuquuqda dadka qaxootiga ah iyaguna ay u ilaalin lahaayeen dhaqanka iyo shuruucda dalka ay martida u yihiin
sucaad on June 07 2008 17:25:37 · Read More · 58 Reads · Print
Page 1 of 10 1 2 3 4 > >>
Banners

www.somalioz.com


Jaamacada UNISEL



Radio Hadhwanaag



Redsea-online.com



Barbaarshe : Buug cusub oo laga Barto Computer-ka. Waxaa qoray Eng.Mohamed Abdiaziz Daahir




somalilandtec.com



www.alimuse.com
Hoyga Barashada Diinta Islaamka


Wargeyska

www.geeska.net




somalilandlaw.com
Somaliland Law Portal



Facts about the Horn



The Horn of Lost Tribes



Xog iyo Xusuus

Islam

Saaxiibka Wanaagsan iyo sida loo doorto: Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir

Hamiga Qofka Muslimka ah : Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

Akhri: Dhaqanka Wanaagsan ee Islaamku ina farayo

Ummadina guul ma gaadho iyada oo saddex wax hesha mooyee:

1.Imaam Caadil ah

2.Aqoon-yahan waaniya

3.Shaqaale daacad ah
Our Team

Mohamed Ali
Director


Ahmed Isma'il
News Editor



Abdi Mohamed
Webmaster


Jamaal Ibrahim
Reporter, Hargeisa


Shiine Cilmi Kaahin
Reporter, Hargeisa


Hassan H. Abdillahi
(Keef-keef)
Reporter, Hargeisa


Khalid Jama Qodax
Articles, Hargeisa


Ahmed M. Muuse
Reporter, Uganda


Abdirazak Mohamoud
Reporter, Nairobi