logo
logo
logo
logo
logo

Wednesday, Jun 19th

You are here

Guursan maayo !

Nin ayaa yidhi ma guurasanayo ilaa aan la kulmo gabadh ila mid ah oo garasho leh, dabadeedna wuxuu galay safar lug ah, waxayna waddada ku kulmeen oday oo ay halkaa iskala qabsadeen, kadib dhawr daqiiqadood markii ay socdeen, ayaa ninkii dhallinyarada ahaa odeygii ku yidhi ma ku qaadaa mise waad I qaadi?

Sheeko xiiso leh: Jannadii Adduunka!

Waxa aad loo jecelyahay raaxada, rayn raynta iyo rafaad li’ida. Taas waxa ka siman cidkasta oo naf leh oo noole ah. Deegaanka uu qofku ku sugan yahay waa mid ka midah sababaha dhalin kara raaxada nafsadeed iyo nasashada nololeed. Waa galab yaab leh iyo safar yaab leh. Waxa ka sii badan oointaba ka yaab badnaa deegaanka iyo degganaanta jawiga.

Sheeko xiiso leh: Labo Shaqo

Si arxan darro ah ayaa loo garaacayey, qofkasta oo soo gaadhaa wax buu ku dhufanayey. Mid feedh daamanka ku wareejiya, mid laad ku jiida, mid suxul iyo jilib ku aasa iyo kuwo indhaha iyo wajiga ka candhuufeeya. Waxa xataa la la dhacayey budhadh iyo dhagxaan aad u waawayn.

Jaamacada Hargeysa: Meel u baahan Hogaan karti leh, maantana Maamul-xumo ku habsatay

Jaamacada Hargeysa wa Jaamacada ugu ardayda badan Somaliland, isla markaan sidata Magaca Caasimada  JSL, wa jaamacad mudo ka badan 10 sano shaqaynaya kumanaan ardayna ay ka baxeen, Waxay qaranka ugu jirta halka ay qaramadooda ugu jiraan Jaamacadaha wadamada aynu jaarka nahay sida Nairobi University (Kenya),Adis Abab University (Ethiopia) , Darsalama University (Tanzania) iyo Makerere University (Uganda)

A teacher in my home

It was late afternoon and the sun was just about to set when I arrived at Asha Ali’s home. She was resting her back on the door frame of her buul soomaali, the traditional Somali hut made from beautifully coloured rugs, and had a little pocket radio in her lap.

Agoon: Iridda lagu fuulo kursiga!

Markaad eegto basaasta timihiisa ka muuqata, wuxuu u ekaa qof intuu gelgelin dhex jiifsaday, ka soo dhex kacay. Raqabadda shaadhka yar ee uu xidhan yahay waxa ka muuqday rid cas oo aan u kala garan waayay uskag iyo dhidid. Qiyaastii da’diisu waa 11 sanno, markaadse aragto dhugashadiisa wuxuu u ekaa in uu caqliyan ka wayn yahay. Wuxuu ka mid yahay dad isu-soo ururay oo tiro badan.

Xusuustii Mooge-yare iyo xuska 18-MAY

Mooge waa wiil yar oo hadda da'diisu tahey 22 Jir, waxaa uu dhashey dhawr bilood ka hor 18 May oo ah maalintii xornimada somaliland lagu dhawaaqey, waxaa uu magaca Mooge kula baxey ka dib markii uu dhashey aabihii Alla ha u naxariistee oo mootanaaa bilooyin, waxaa uu curad u ahaa Bahda yaryar ee aabihii oo waxaa jirey bah ka waaweyn oo ka koobneyd wiil iyo inann se labada raasba isku kaanbool ayey deganayeen.

Amazing Story: The Dean of Shoe-shinners !

Badri is a young and energetic shoe-shiner who does his business at the campus of Amoud University, almost 4 kms west of Borama. He hails from a poor family and through his business; he does not only survive but supports the life of his family. The young man apparently carries out his work confidently and assertively.

Hagar-daamada Guurka Hadda yaa ka masuul ah ?

Aan soo qaato qalinka iyo warqada si aan waxoogaa ereyo ah oo kooban aan uga idhaahdo hagar daamada guurka hada yaa ka masuula, hadaba akhirste si aan iskula jaan qaado waxaan jeclaaday inaad ila fahanto macnaha guur, hadaba Waa Maxay Guurku?

Af-soomaaliga cusub ee dhalinyartu isku af-garato

1. Wuu is-rifayaa………………………………………….wuu qayilayaa
2. Waad igu liin-baxday……………………………….waad iga hadhi weyday
3. Yaa la socda…………………………………… yaa taageersan

 

Sheeko xiiso leh: Haweenku Gobsanaa

Hiirta waabari ee habeenka u dhow, dhulka oo madow iyo dadka oo wada hurdaayey hurdada ka kacdaa. Ka kallahdaa gurigeeda marka sheekhu daakiro oo ay u baxdaa dibadda iyo suuqa. Iyadu waa ganacsato; ganacsato faras magaalahaku iibisa khudrad. Marka ay gaadho goobteeda ayey bilawdaa goglidda iyohabaynta booskeeda.

Dhaqan aan Dhoofin

Umay suurta gelin inuu dhoofo, tahriibo amaba farsame kele ku baxo haddana markuu kaa hor yimaaddo waxaad mooddaa qof ku dhashay dibedaha. Maaha araggiisa ama lebbiskiisa oo keliya laakiin hadalkiisa iyo hab-dhaqankiisuba sidaas ayay qeexayaan. Intuu surwaal gaaban soo gashado iyo kabo sandal ah iyo weliba garan yar oo ku dhegsan ayuu xataa socodkii beddelay.

Jidh Qurxin, mise Caqli Qurxin?

Guud ahaan dadka waxay u kala qaybsamaan dad ku mashquulsan yihiin jidhkooda, halka qaar kalena ay ku mashquulsan yihiin caqligooda sidii ay u horumarin lahaayeen. Afkaarta ay kala aaminsan yihiin ayaa ah, in qaarkood ay isku buuxiyaan dhar iyo xarago, halka qaarkoodna ay aaminsan yihiin inuu waxa maskaxdooda ku jiraan meel kasta ku mari karo.

Sheeko xiiso badan: Bakhaylkii Xeeladda Yaqaanay

Waxa la yidhi baribaa waxa jiray nin. Ninku dadka wax ma siiyo mana deyrsho, Qof walba xeelad iyo khiyaamuu kaga baxaa oo qof waliba wuxuu ka tagaa isaga oo farxaan ah oo aan wax la siin. Berigii dambe ayaa ninkii la isu wada sheegay oo la ogaaday.

Somaliland: The Opportunity for Renewable Energy

Renewable energy provides an opportunity for Somaliland to create a large new supply of electricity with its own local resources, at lower cost, and positive impact on the environment and the economy.

50 Amazing Facts about Internet

Did you know that internet took only 4 years to reach 50 million users? It took 38 years for radio, while TV made it in 13 years. Here are some interesting facts and information about the World Wide Web:-

Why you don't need a smartphone

Five reasons not to use smart phones The present age is the one where almost every other day there is a gadget popping up in the market claiming itself to be the best among all, and that everybody is tempted to get one for themselves, should not come as a surprise. It appears that possessing a 3D television set, or cameras with high resolution has become a part of survival. Smart phone is another item on this list of the most desired technological gadgets.

Very inspiring: Anand Kumar, Patna Bihar-A Devoted Mathematician

He developed an indomitable affection and love towards mathematics and possesses exceptional mathematical abilities. His role model is great Indian mathematician Ramanujan. During graduation, He submitted papers on Number Theory, which were published in Mathematical Spectrum and The Mathematical Gazette. He worked hard and dreamed of getting into one of the worlds best university Cambridge. And one day he got it, admission to Cambridge.

Boorama iyo Gaadiidka Bajaajta

Labo sano ku dhawaad ayaa laga joogaa markii gaadiidka loo yaqaan Bajaajta ama Tigta  markii ugu horreysay la keeno Somaliland, waakhtigas oo lixdii xabbadood ee ugu soo horreysay la keenay Boorama, isla markaana dad badani la yaabanaayeen adeesigeeda iyo ku shaqaynteeda.

ha i furin !

Waa habeen badh hurdana haba sheegin. Laabtu way hugmaysaa. Maanku way ducanayaa. Afku way hud hudayaa. Qallinkuna qoraal diid ee haddaba maxaan sameeyaa? Horta dhacdooyinka murugta leh maxaa igu weegaaray aniga? Sidii ay dhiillo ii timid maxaan dhabanada la haystaa? Maxaa ii diiday inaan ooridayda Aniisa si habsami ah isaga ag seexdo? Ma garan karo, laakiin sheekadan intii itaalkay qoraalkeeda waan ka meermeeray, inay igu koobnaatana waan isku dayay.

Qoraal xiiso leh: Weji furan ku Noolow

Fahanka iyo la-dhaqanka bulsho meel ku nooli, waa xeelad u baahan inaad ku dhisto oo aad sal uga dhigto aqoon, adiga oo ku daraya waaya-aragnimo ballaadhan, si aad ugu kuur-gasho kala-duwanaanshaha dabeecadaha iyo dabciga abuureed ee dadkaas. Ogow oo marna ha illaawin in qofkasta oo dunida ku nooli leeyahay dabeecad iyo hab-dhaqan shaqsiyadeed oo ka duwan kaaga iyo kuwa dadka kaleba.

Maxaad ka taqaannaa Haweenka?

Shucaaca farxaddu waxa uu ka soo burqamaa haweenka oo iftiimiya madowga nolosha. Dahabka waxa lagu tijaabiyaa dabka, haweenkuna dahabka. Haddaad damacdo hantidaada inaad qariso, haku qarsan carrab haween hoostood.- Haweenku waxa loo diido way doonaan.

Haddaan noolaado !

Qof waliba degdeggiisa wuxuu u egyahay mid ku socda ballan uu ka habsaamay ama shaqo laga sugayo. Dadku waxay u wada muuqdaan kuwo igu cusub, marka laga reebo dad tiro yar oo markay iga hor yimaaddaan aanu is-weji garanayno ama is-magac-dhebi karno. Sababtoo ah, halka aanu joognaa maaha dalkii hooyo ee waa qurbe.

The clan of the happily singles

Living in Somaliland, more than anywhere else makes you more aware of your unmarried status, your husband is your facial recognition, your address book, your guarantor, the condition to your recognition and acknowledgement, the centre of your social status and the bread and butter of your business life.

Dhaqamada Dumarka ee Guurka Kadib

Inta badan haweenka waxa la yidhaa meel dhow ayay waxa ka eegaan hase ahaatee waa Xubin aan marnaba nolosha looga maarmin, Dadaal badan kadib Guurka labada lamaane waxa Hogaanka guud u qabta ragga inkasta oo Dumarkuna Dowlada heese ka yihiin boqortooyada qoyska.

 

Heesta Gangnam Style ee Fanaanka Reer South Korea ee PSY Oo Dad Gaadhaya 1 Bilyan ay Ka Daawadeen Youtube

Fanaanka u dhashay Koonfurta Korea ee layidhaa PSY ayaa 15kii July ee sanadkan waxa uu soo saaray hees muuqaal ah oo uu ku luqeynaayo afkiisa hooyo isaga oo u sameystay ciyaar aan aduunka hore looga arag, heestan ayuu ugu magac daray Gangnam oo ah magaca degmo ka mid ah degmooyinka caasimada Kuuriyada Koonfureed ee Seoul.

Qoddobo Muhiim u ah Hogo-tuska Geediga Noloshaada

Ku Bixi wakhtigaaga Dadka wanaagsan ee ku dayashada mudan, si aad u hesho caqli nadiif ah oo aad kaga guuleysato nolosha caajiska. Nolosha caajiska ahi waa horseedaha burburiyaha qalbiga haddii taasi dhacdana waxa gebi ahaanba burburtay noloshaada oo idil.

Cilmi Baadhis lagu soo Bandhigey laguna Ogaadey in Soomaalidu

Weli sannadihii ugu danbeeyey Ma akhridey Cilmi baadhis ama Daraasad ay soomaalidu sameysey lana Xidhiidha Arimaha Nolosha,Bulshada ama Caafimaadka intaba.Inta badan Aduunyada waxa ka socota Daraasad iyo Cilmi baadhis loogu kuur gelaayo wax cusub ama wax soo dhacey waxyeelaha dhaliyey ama keenay intaba.Bulsho Hadleysa,Buuqeysa,Mureymeysa oo Siyaasad iyo Qabiil xafiis iyo Geedkasta ku hadal heysa Ayaa lagu tilmaama dadkeena xitaa kuwa Qurbaha Jooga.Wakhtiga intiisa badani wuxuu kaga dhacaa Falanqeynta reero ama Rag siyaasada  shookaanta u haya iwm.Qaar badan oo kalena waa kuwo Bac yar dhinac Fadhiya oo halkaasi isku ilaawey Wakhtigoodiina ku laastey.

Ma aragtay Furihii ?

Xasuusta dadka iyo deganaantu isku Mid maaha.nidaamka,Habeynta iyo Ilaalintana waa lagu kala fiican yahay.Markasta oo la sii weynaadana waxa Dhaawac ku socdaa Qeybta Xasuusta Maskaxda.Marnaba lagama Yaabo in aad wax u xasuusato sidii berigii aad Dhalinyarta aheyd Markaad gabowdo.Dad badan ayaa ku fiican Xasuusta qeybta Aragtida iyo Muuqaalka halka qaar badan oo kalena ay hore u Xasuustaan Wixii ay Maqlaan ama hore u soo Qeybeen.

Ardayda Somaliland ma la odhan karaa way neceb yihiin Imtixaanka ?

Waa Maxey Ujeedada Imtixaanka loogu darey waxbarashadu,Waa maxey Ujeedada ka danbeysa in ardeyda si Joogto ah ama sannadkiiba hal mar ama laba Jeer loo imtixaano.Haddii imtixaanka lagaba saaro waxbarashada Maxaa dhici doona.Imtixaanka marka laga reebo waxbarashada ama lagu dhigto imtixaan la,aan ma suurto galbaa in si farxad leh oo degan wax loo barto waxbarashadana heer laga gaadho Mise markaasi ayaaba faraha laga qaadaya oo baqashada imtixaanka Ayaa ka mid ah arimaha wax lagu barto.Imtixaanku Ma in aad gudubto Ayuu cadeynayaa,Ma in ardeyda la kala reebo oo kuwooda fiican laga hormariyo kuwo kale Ayaa,Mise waxa loogu talo galay in lagu ogaado Maadooyinkii aad dhigatey sida aad u fahantey una baratey

Xalwada reer Xamarka

Wuxuu Yidhi Xalwo waa Qabaa,Arintaasi oo keentay in midkii kale u qaato in uu Gabadhiisa ka hadlaayo oo Xalwo la Yidhaahdo,Laakiin wuxuu u Jeeday xalwo waa Heystaa waana jecelahay. 12 Sanno ka hor Ayaan garanayaa Xalwad sameeyihii ugu Horeeyey ee laga Furo Xaafada aan degahanay iyo habka iyo sidii loo sameyn Jirey,Meheradaasi waxa la odhan Jirey “Xalwo Hilaal”.

Assignment ... Shaqo Guri

Ma arkeysid Bulshadeena Dad badan oo Arimaha waxbarashada wax ka Qoraaya ama Khibradii iyo Waayo Aragnimadii Shaqada Waxbarashada Dadka la Wadaagaya.Wey Yar tahay in aad aragto qof Waxbarashada sida Barida ama barashada iyo baraha Qoraalo ka sameynaaya.Maanta waxa aynu qormadani kaga Hadli doonaa Waxa loo Yaqaano “Layliska ama Exercise ama Shaqo Guri intaba/Assingment.

Mushahar Qaate Mise Ganacsade

90% Dadka intooda badani waxa ay Shaqooyinka ku bilabaan Shaqaalle u shaqeeya Qof,Xarun ganacsi,Dawlad ama ururo heer caalami taagan.Wey yar tahay in la arko dad marka ugu horeysa Shaqooyinkooda ku bilaaba wax ay leeyihiin.Dadka Aqoonta leh isla markaasina Jaamacadaha ka baxey Ayaa ugu badan dadka Shaqaalle Noqda.Kuwaasi Ayaa ah shaqo taga ugu badan isla markaasina raba Mushaharka ugu badan.

The taboo of RAPE in our Society

Every once in a while, you witness, experience or hear of events that fill you with uncontainable rage, frustration and sorrow. Today, three separate incidents of child rape were brought to the rape centre. Three babies, under 5years old in one day, separate incidents from different parts and areas of the city.

Goodbye Desktop

Waxaad Moodaa in la gaadhey wakhtigii si rasmi ah looga maarmi lahaa Computeradii beryo hore aadka loo Jeclaa Aduunkana u ahaa Technologyada casriga ah.Computerada Desktopka loo Yaqaano ama PC ayaa Noqonaya kuwo maalinba Maalinta ka danbeysa laga soo maarmaayo.Computeradii Cuslaa,lana Dulsaari Jirey miiska iyaga oo ka koobaan Cpu, Monitor, Keyboard,Speakers, Modem with electricity Wires.aad baa loo Jeclaan Jirey qofkuna in uu iibsadaa waxa ay aheyd wax runtii agteena qiimo weyn ka lahaa.Computerada bulshadeena oo dhan Ayaa ahaa kuwo u badan sannado ka hor Desktops.Waxa qudha ee la Isticmaali Jirey ayey ahaan Jireen,Xafiisyada ,Xarumaha waxbarashada iyo Goobaha Ganacsi oo dhan Ayaa u adeegsan Jirey hawlahooda kala duwan.Inta badan ardeydu waxa ay ka soo Aflaxeen Dugsiyo Computerska Yaala ay yihiin Desktops.

Sheeko xiisl leh: Haboon iyo Aabaheed

Haboon waxaad jeceshahay in aad u labisato si heer sare ah, waxa aad xidhata dharkii ugu danbeeyay uguna qaalisana, in kastoo ay Reerkiinu iska ladan yihin way yara diidan lacagta badan ee aad  ku qarash garayso dharka, hadana waa beer wax dhalay uun, oo waxba kaama haysan karaan.

Waddaniyadeey magacaa be'

Mar kaliya inta uu hurdadii ka baraarugay ayuu si kadis ah  u eegay goorsheegtii moobilkiisa. Waaba waqtigii uu kici jiray, habsan buu isku tirinayey oo waa kii mar kaliya hurdada ka soo booday. Xaqiiqsay haddase in aanu habsan ahayn. Hawlaha adduunyada iyo shaqada badan ee u taalay oo kar badan ku hayay awgeed ayuu uga cararayay in ay hurdadu la tagto.
Guriga haddii uu ka soo dhaqaajiyeyna wali kama madhna fikirkii iyo faaqidaadda waayahii uu saakaba la soo toosay. Intii uu jidka ku soo jiray  wuu isla hadrayey waanu isla hugmayey.

Saudi Arabia implements electronic tracking system for women

Denied the right to travel without consent from their male guardians and banned from driving, women in Saudi Arabia are now monitored by an electronic system that tracks any cross-border movements. Since last week, Saudi women’s male guardians began receiving text messages on their phones informing them when women under their custody leave the country, even if they are travelling together.

Haddaad Cayisho Waad Caafimaad Qabtaa

Soomaalidu waxa ay ku Jiraan dadyowga aduunka ugu Jecel baruurta.Naaxida badan ama Hilibka iyo Miisaanka culusi Wuxuu Soomaalida Dhexdeeda ka Yahay wax la isku Qadariyo,Qofka lagu Jeclaado,Ama Quruxdaba qeyb ka ah.Dad badan Ayaa Miisaankooda Xad dhaafka ah u heysta Qurux iyo Caafimaad ay dadka Dheeryihiin.Dad badan oo Soomaali ah Ayaa geed dheer iyo Mid gaabanba u fuuley sidii ay Mar uun u naaxi lahaayeen.Sannado Dhaweyd waxa Somaliland ka bilaabmey Qorshe dadku ay isku Naaxin Jireen oo loo Cuni Jirey Kiniino iyo Daawooyin kale si loo Sameysto Baruuur sameys ah oo qofka Ayaamo buuxisa ka dibna kaga tagta marka danbe Xanuun iyo Foolxumo aanu kaba fileynin.Arintaasi Waxaan ka Qorey Maqaalkii ahaa “Baruurta Sameyska ah”.Raga iyo Dumarkuna wey kala Jecel yihiin Baruurta ama Miisaanka culus.

Balanteenu Waa Boosteejada (istaanka)

Qiso Kasta oo Jaceyl ahi Weji ay ku bilaabanto iyo Mid ay ku Dhamaato Ayey leedahay.Qoraaguna inta badan waxa uu inagu wadaa waa Dhamaadka iyo Nuxurka sheekada.Meelkasta oo uu ina sii Mariyo ama sheekadiisu ay sii Mushaaxdaba waxa ugu danbeynta la soo gaadhaa Duluucda iyo Ujeedada Sheekada looga socdo ama loo hal abuurey intaba.Qoraayada qaarkood Ayaa sheekada bilowgeeda aad kala soo bixi kartaa Arinta uu damacsan yahay,Halka qaarkood ilaa aad Qeybta ugu danbeysa gaadho aanad Fahmi karin sida wax u socdaan.Laakiin Dhamaanteen waxa aynu Qirsanahay in Qoraaga Jaceylka iyo Sameynta Sheekooyinka Murugada leh aan la kala karin.Bal haddaba ila eeg Fikrada ku Jirta Qormadani hoose.

Ma sidaa biyihii ZAMZAM-ka ?

Dad badan Ayaa marka ay Xajka ka Soo Noqdaan soona Gutaan Cibaadadaasi Hal mara qofka islaamka ah ku waajibka ah la soo Noqda soona Qaada Haddyado badan oo la xidhiidha waxyaabaha laga keeni karo Saudiga gaar ahaan Biyaha barakeysan ee ZamZamka ah.haddaad u fiirsato Dhamaan dadka soo Noqdey ee hadda ka soo laabtay Xajkii waxa ay intooda badani sitaan waa Biyaha samsamka ah.Waxa kale oo ay sitaan waa Timirta qaaliga ah ee ugu wanaagsan timiraha xagga sucuudiga laga helo,Kama hadlaayo qof soo qaadey haddyado badan oo kale,laakiin inta dhamaan laga siman yahay ama qof kastaa in uu soo qaado rabo,caagado badan,laba caagadood ama in ka badan Ayaa ah biyaha samsamka ah.

Dagaal :Soo Biiri Biilka

La Yaab Qof kasta wixii uu ilaahey siiyey Ayaa ku filan.Masruufka oo kugu Yari marar badan ma keeno in aad dadka ka hadho ama gaajo u dhimato.Barakada iyo tayeynta Risiqa iyo maalku waa wax ka duwan sida dadka qaarkii u heystaan in uu tiro bato,Qofka inta ugu yar ka hela ilaahay ee hadana isku fileysiiya ama ku baahi baxa kuna Faraxsan Ayaa buuxa,Dadka Mid kasta Helay hadana ka baahan kana Aradan ayaa dhanka kalena Jira.Waxkasta oo aynu Heysano wixii aynu ka xidhano ama ka cuney Ayaa si rasmi ah inoogu Qornaa.50$ haddii aad qaadatey iyo 1 Million haddii aad Heysato labadiinuba Cunto calool keliya wada tageysa Ayaad Cuneysaan,Calool Dheregta oo istaagta Ayaad wada leedihiin.Sariir Qaali ah iyo Dhulka intaba waad wada gam,eysaan oo Hurdo Ayaad wada heleysaan.

Increased educational opportunities in Somaliland lead to greater professionalism

Unlike her older siblings, Amran Yonis, a 22-year-old business administration student at Golis University in Hargeisa, said she had plenty of options available to her when she was looking to enrol in higher education in 2008.

Maantana ma MBA !!!

Sannad kasta Jaamacadahu waxa ay isku Dayaan in ay soo Kordhiyaan Kuliyado waxbarasho oo aan hore uga Jirin Jaamacadahooda,Kuliyadaha Barashada aqoonta Beeraha,Engineerska,Caafimaadka iyo Kalkaalisooyinka caafimaad Ayaa ah Waxbarashada inta badan ay wakhtigan soo kordhiyeen hase ahaate ugu ardeyda yar xaga is qorida iyo gelitaanka intaba.Waxa laga Yaabaa in aan Jaamacadu qaadi karin bixinta Adeega Kuliyadaha qaarkood sida Waxqabadka Muuqda, Qoraalka,Buugaagta,Macalimiinta iwm,hase ahaate tartanka ka Dhaxeeya Jaamacadaha kale ayaa ku qasbey in laga helo oo ay bixiyaan Dhamaan kuliyadaha wadanka ka jira oo dhan.Ardey ku Dhiban adeega waxbarasho ee Kuliyadooda ka Jira Ayaa Jira,Laakiin waxa Jaamacada u magac ah kuna Faaneysaa in ay Kuliyadaasi hirgelisey oo la Dhigto Dhibkasta ha ka Jirtee.Jaamacad kastaaba waxa ay rabtaa in ay iyadu ugu horeyso xaga Kuliyadaha iyo Aragtida suuqa ku cusub ee la xidhiidha Baahiyaha Waxbarasho intaba.

Barashada Facebook, Dhibta iyo Dheefta Facebook

Waxaan ahey qof inta badan aan wakhti badan Kulumin meelaha dhalinyartu inta badan ku wada sheekeysato.Isbedelo badan ayaa ku soo dhacay horumarinta Technology-da iyo Is gaadhsiinta intaba.wada sheekeysiga Bulsho weynta Aduunka ku dhex maraaya maanta Barta Internetkuna wuxuu soo Marey marxalado badan oo laga wada Dharagsan Yahay.Beri Msn-tu ay aheyd wax lagu farxo ama laga wada sheekeysto ayaa Jirtey.

Degree horta aan gacanta ku dhigo !

waa run shaqooyin wanaagsan ayaa lagu helaa degree.Inkasta oo maanta dadka Degree heysta iyo shaqooyinka banaani ay kala badan yihiin.in qofku yaraan wax ku barto ama sidoo kale uu yaraan ku shaqeysto ama shaqada ku bilaabo ayaa ah wax fiican.in aad shaqeysataa maaha wax inta badan qasab ah,laakiin in aad waxbarato ayaa aad u muhiim ah.shaqadu waa wax marna la heli karo,marna la waayi karo.laakin aqoonta iyo cilmigu inta aynu nool-nahay ayeynu heysaneynaa,xitaa marka aynu shaqada ka fadhiisano waxa aynu nahay aqoon-yahano gaboobey.

Safar aan maqnayn !

Sida lafa-gurayaasha sooyaalka aadanahu isku raacsan yihiin, waayo-aragnimada ina-Aadan – bilowgii illaa maanta – waa shinan isku wada mid ah ama iskuba dhowdhow, mahadhooyinka qormaya maantuna waa werenwaryooyin hore oo gaboobay misana leh cinwaanno cusub. Kala duwaanshiyuhu waa goobaha, gooraha iyo cidda hadba joogta, dhaaxaba aad akhridid aayado Qur’aanka ka mid ahna, wuxuun baad sii rumaysan isku ekaanshiyaha wacaalaha iyo isa suura ekaantooda.

Jaamacadaha Tirada badan ee Somaliland ku yaala oo noqday goobo Ganacsi

Waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay soo kordhayay Jaamacadaha laga hirgalinayo Somaliland. Jaamacadahaa oo noqday goobo ganacsi , waxaa inta badani jaamacadahani yihiin faracyo ama laamo laga soo qaatay wadamo kale, Dhibaatooyinka ka dhashay waxaa ka mid ah:-

Page 1 of 9

  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  6 
  •  7 
  •  8 
  •  9 
  •  Next 
  •  End 
  • »