logo
logo
logo

Thursday, Feb 23rd

Sports

Ciyaartoy GOFINDHA oo gaadhi la guddoonsiyay

E-mail Print PDF

Ciyaartoygii goolkii ugu horeeyey dhaliyay intii ciyaaraha Somaliland socdeen ayaa gaadhi crown ah ku guddoomay hotel KAAH ee magaalada Hargeysa kaas oo uu guddoonsiiyay  Xassan Xiis oo ka socday shirkadda Dahabshiil.

Xiisaha isku aadka ciyaaraha gobolada Somaliland..Ka dhiibo ra'yigaga

E-mail Print PDF

Liiska isku aadka koobka kubadda cagta iyo kan kolayga ee gobolada Somaliland ayaa la soo saaray. Koobka kubadaha Cagta iyo kolayga oo ka dhici doona gobolka Togdheer magaalo madaxdiisa Burco, 1-da bisha December

Dib u habayn lagu sameeyey garoonka Timacadde ee Hargeysa

E-mail Print PDF

Shirkadda Isgadhiinta casriga ahee Somtel ayaa dib u dhis quruxbadan kusamaysay garoonka Kubadda Koleyga  Timacade ee magaalada Hargeysa

Tababare Jamac Karacin & Guulaha ciyaartoygiisa

E-mail Print PDF
Waxaa markale sidii looga bartay soo bandhigay Guul weyn oo xishmad aan la koobayn ka mudan kullanada oroddada caalamigaa mid ka mid ah dhallinta uu tababaro Jama Mohamud Aden (karaiin). Waa ciyaartoy 17 jir ah ee Hamza Driouch.

Tartamadii Kala duwanaa ee lagu xusay ka hortaga Afaada Tahriibka oo la soo gabgabeeyay shalay.

E-mail Print PDF
Waxaa Doraad Garoonka Hargeysa Stadium lagu soo gabagabeeyay Tartamadii lagu xusayey Munaasibada ka hor taga Aaafada Tahriibka oo bilaabmay 8 June 2011, waxaana ka soo qayb galay daawashada ciyaaraha kala duwan Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada, Ciyaaraha & Dhaqanka JSL Md Cabdi Siciid Faahiye, Agaasimaha Guud ee Wasaarada ciyaaraha Mustafe Qodax, Masuuliyiin kala duwan dadwayne aad u fara badan.

Gabadh Kenyan ah oo dhimatay kadib naxdin ay ka qaaday gool uu dhaliyay ciyaaryahan Manchester United u safta

E-mail Print PDF

Gabadh reer Kenya ah oo da'deedu tahay 21 jir ayaa dhimatay kadib markii ciyaaryahanka reer Mexico ee da'da yar Javier Hernandez, una ciyaara kooxda Manchester United uu goolkii koowaad ka dhaliyay kooxda kubada cagta ee magaalada London, Chelsea loona yaqaano " THE BLUES", todobadki hore ciyaar ku  dhexmartay labada naadi garoonka Old Trafford.

Wefti iyo Ciyaartoy Somaliland ka socota oo u dhoofay Jabuuti oo tartan caalami ah laga furi doono

E-mail Print PDF

Wafti balaadhan oo kasocda somaliland oo uu hogaaminaayo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhallinyarada Dhaqanka iyo Ciyaaraha Somaliland Md Mustafe Qodax ayna kamid yihiin Gudoomiyaha Hayada Wadaniga Ee Faadumo Siciid Ibraahim,Maareeyaha Xafiiska Smafalka Madaxtooyada Marwo Aamina Maxamuud Diiriye

Circus Somaliland iyo Circus Artist Uk Oo Si Wadajir ah Bandhig aad uxiiso Badnaa Xalay ugu Qabtey Magaalada Hargeysa

E-mail Print PDF

Munaasibad balaadhan oo ay soo qaban Qaabisey Hayada HAVOYOCO ayaa Circus Somaliland oo ka tirsan Havoyoco iyo Circus Artist Uk ay si wadajir ah ugu soo bandhigeen Barnaamij isku jirey Ciyaaraha  circuska ah iyo gabayo loo turjumey Luqadda Ingiriisiga. (Daawo Sawirada...)

Somaliland oo Markii u Horraysay ka Qaybgalaysa Tartan Kubadda Kollayga ah oo Caalami ah

E-mail Print PDF

Guddoomiyaha ururka ciyaaraha Somaliland Mudane Xassan Waraaba-cadde, ayaa shaaca ka qaaday inay Somaliland ka qayb geleyso tartanka kubbadda kolayga ah oo lagu qaban doono qaar ka mid ah magaalooyinka wadamada ku yaala geeska Africa.

Maamuuska Ciyartoyga kubada Cagta ee Jaamacadda Lucy oo ku guulaystay Koobki isdhex galka Dhalinyarad Gobolka Marodi-Jeex(Daawo sawirada)

E-mail Print PDF

Hargeysa(SEN) -- Jaamacada lucy ayaa xaflad balaadhan oo si habsami leh loosoo agaasimey uqabatey kooxda heerka labaad ee jaamacada oo ku guuleystay tartankii Isdhexgalka Dhallinyarada gobolka maroodijeex oo dhawaan lasoo gabagabeeyey. Munaasibadani balaadhan ooCasho sharaf aheyd oo lagu maamuusaayey Kooxda heerka Labaad ee Jaamacada Lucy oo soo hosey guul Tariikhi ah ayaa lagu qabtey Hotel Impiriyal Ee Magaalada Hargeysa.

Kooxda Kubbada Cagta ee Morny-Milk Oo Xaflad Balaadhan Ku Xustay Sannad-guuradeedii Afraad

E-mail Print PDF

Hargeysa(SEN) -Xuska sanadguuraddii afraad ee ka soo wareegtay kooxda kubbadda cagta ee Morny Milk ayaa xalay lagu qabtay Hotel Banaroma ee magaallada Hargeysa. Munaasibadan oo lagu guddoonsiiyay qalab isboorti oo iskugu jira kabo, dirays iyo kubaddo, ayaa waxa ka soo qaybgalay masuuliyiin ay ka mid yihiin Guddoomiyaha kooxda Morny Milk, Mustafe C/raxmaan C/laahi (Mustafe gargaar),