Guud ahaan wadamada lagu tiriyo kuwa kuwa ugu dhulka yar waxa lagu tiriyaa 17-dal oo cabirka dhulka ay ku fadhiyaan uu ka hooseeyo Small 200 mile laba jibaaran.
Knowledge improvement
17-Ka Wadan Ee Aduunka Ugu Baaxada Yar
Six Strategies to Develop Teen Communication Skills
Quotes of the day:Inspiring Education Quotes
Nelson Mandela: Education is the most powerful weapon which you can use to change the world. [South African President, Freedom Figher]
What gender is a computer?
A language instructor was explaining to her class that French nouns, unlike their English counterparts, are grammatically designated as masculine or feminine. Things like "chalk" or "pencil," she described, would have a gender association.
Ma Leedahay Sifooyinka Dadka Hir-galiya Dhismaha Shirkadaha ?
Faa’iidada ku jirta in aad baratid sifooyinka ay leeyihiin dadka dhista shirkadaha ayaa ah in aad ogaatid waxa aad ku fiican tahay iyo waxa aanad ogeyn. Tusaale ahaan waxa aad ku fiican tahay in aad wax aliftid, kadibna waxa aad shaqo siisay shaqaale ayaguna wax alifa laakiin aan xiisaynin dhaqaalaha, suuqgaynta iyo iibinta.
Aqoon aan Dhaqan Toosan lahayni waa Hal Bacaad lagu Lisay!
Qoraalkani wuxu u yahay maqaalka xiisaha badan ee la magacbaxay " Bulshada & Qalada aqoonyahanka" ee uu qoray C/ladiif. Run ahaantii , labada maqaal ee hore waxay iftiimiyeen qaybo badan oo kamid ah aqoonta iyo caqabadaha hortaagan. Waxa la tibaaxay in aqoonyahankii qalo lagu yaho, inaan aqoontii waxba u tarin dadkii bartay, iyo in aqoonyahan la wada sheegtay.
AQOONEEY waxba ha tarin
Maqaalkani wuxuu daba socdaa maqaalka sumadiisu tahay "Bulshada iyo qalada aqoon yahanka" ee uu qoray C.ladiif Cismaan Caabi. Ugu horayn bulshada soomaaliyeed waxa ku dhacay jaah wareer siyaasadeed, mid aqooneed, mid akhlaaqiyeed, mid dhaqameed, iyo mid diineed oo ilaa haatan ka taagan gobolada koonfureed ee Soomaaliya illaahay ha ka dul qaadee,
Bulshada iyo Qalada Aqoonyahanka
Intii burburka dagaalladu sababeen dhacay baahiduna badatay, waxkasta oo bulshadeenna lagu yiqiin waa ay is bedeleen. Tilmaamihii qiimaha lahaa ee la isku weyneyn jirey ayaa meesha ka baxay.Haddii la isku faanin jirey runta, geesinnimada, ballanta oo la ilaaliyo, garsoorka, iyo qaar kale oo badan, maanta waxa bedelay sife kasta oo liita.













