Ogaysiis: Deeq Waxbarasho oo u gaara Hablaha Saboolka ah" />Ururka Global Enrichment wuxu ogaysiinayaa dhamaan hablaha Soomaliyeed ee saboolka ah ee doonaya inay waxbarasho jaamacadeed helaan, in barnaamijka ururka ee Somali Womens Scholarship Program, bixinayo deeq waxbarasho oo dhan 25 hablood taas oo ah deeq waxbarasho jaamacadeed.
Read more...






