logo
logo
logo

Thursday, Feb 23rd

Somaliland Universities

Dhakhaatiirtii Labaad oo ka Qalin-jabisay Jaamacada Hargeysa

E-mail Print PDF

Hargeysa(SEN) --Xaflad balaadhan oo shahaadooyin lagu gudoonsiinaayay 17 dhakhtar oo ka qalin jabiyay kuliyada Caafimaadka ee Jaamacada Hargeysa ayaa xalay lagu qabtay Hotel Maansoor. Xafladan oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimay waxa ka soo qayb galay Masuuliyiinta Jaamacada Hargeysa,marti sharaf badan oo ka kala socday qaybaha bulshada iyo ardayda iyadu qalin jabinaysay.

Magac-boob ka taagan qaar ka mid ah Jaamacadaha Somaliland

E-mail Print PDF

Muddooyinkan dambe waxaa soo baxay tartan wayn oo ka dhaxeeya Jaamacadaha Somaliland ku yaala sidii jaamacad waliba u soo jiidan lahayd arday cusub. Waxaad in badan ku arkaysaa Warbaahinta iyada oo qaar ka mid ah macalimiinta jaamacadahaasi sheegtaan titles aanay aqoon u lahayn amase aanay gaadhinba. Waxaad in badan maqli kartaa Professor ka tirsan jaamacad heblaayo oo halkaa ka hadlay, iyo Dr. hebel oo isaguna la hadlay saxaafada.