logo
logo
logo

Thursday, Feb 23rd

Students Abroad

Kulanka Sanadlaha ah ee Ururka Ardayda Somaliland ee Jaamacadda UTM Malaysia oo ka dhacay Malaysia

E-mail Print PDF

(Johor Bharu, Malaysia) UrurkaArdayda Somaliland eedhigatajamacada  UniversityTeknologi Malaysia (UTM) oomagaciisa la yidhaahdo ‘Association of Somaliland Allied Students in UTM’ (ASAS-UTM)ayaawaxaauusooqabanqaabiyey KulankaGuudeeUrurka (Annual General Meeting), kulankanoo ah kiisaddexaadeeururkuuuqabto tan iyointii la aasaasayururkabishii January 2009.(Daawo Sawirada)

Doorka ardayda ee Ictiraaf Raadinta iyo Siyaasadda Xukuumadda ee ardayda Debedda oo aanu ka waraysanay Guddoomiyaha Ururka Ardayda Sudan

E-mail Print PDF
"Xukuuumaddu miisaaniyad ha u samayso ay ku fushadaan hawlahooda waxqabad, haa, waa mid ay dawladu kari karto. ururka kasta hadii loo qoondeeyo lixdii biloodba US $1000( kun dolar) isla markaana loogu dhiibo masuuliyiinta xawaaladaheena sida dahabshiil oo kale. xukuumadu ha u hiiliso ardayda wadanka u maqan, waayo waxaanu joognaa goob iyo wakhti aanu garabkiina hiil iyo hooba idiinka baahanay."Guddoomiyaha Ururka Ardayda Somaliland ee Sudan.

Codka Ardayga: Waraysi xiiso badan oo aanu la yeelanay Guddoomiye ku xigeenka Ururka Ardayda Somaliland ee Sudan

E-mail Print PDF

Qormada CODKA ARDAYGA ee todobaadkan waxanu idiinku haynaa waraysi aanu la yeelanay guddomiye ku xigeenka ururka ardayda Somaliland ee dalka Sudan, Shucayb Maxamuud Cilmi oo dhigta jaamacadda International University of Africa , kulliyada Sharia and Islamic studies. "sudaan intaan joogay waxaa igu layab badna ee aan arko waxay ahayd   mujtamaca oo ku wada cabaya  koob qudha meelaha wax laga cuno iyo maqayada  , iyo  markan arkay islaan 70 jir ah oo jaamacad ka qalin jebisay  iyo islan Somali ah oo 70jir ah oo tahriibaysa” “waxan xasuusin laha dhalinta bal inay  xasustan asxaabadi iyo siday  dhalinyarta u ahaayen  iyo waxay  u qabteen  umadda muslimka ah waxaan leeyahay dhalinyarow  ka faidaysta  dhalinyarnimadiina "