What do I study in university? Do I take my degree in Medicine, business, engineering, IT, economics or International Relations?
Students in Somaliland
How to choose your academic career?
Xafladda Qalinjabinta Dufcadda 10-naad ee Camuud
Madaxweyne Siilaanyo oo dugsigii uu ka baxay 50-sano ka hor shahaadooyin ku guddoonsiiyay ardaydii ugu buundooyinka sarreeyey kulliyadaha jaamacadda + Prof.Suleyman oo ah guddoomiyaha jaamacadda Camuud oo sheegay inay waddo laami ah bilaabayaan taas oo isku xidhi doonta jaamacadda iyo Magaalada +Prof.Suleyman oo sheegay inuu sameeyey maamul cusub oo ardayda ah si uu iskaga ilaaliyo in sidii kacdoonada carabta lagu mudaharaado (Daawo Sawirada )
CODKA ARDAYGA: Waraysi aanu la yeelanay mid kamida ardayda jaamacadda LUCY ,Hargeysa
Barnaamijka CODKA ARDAYGA ee todobaadkan waxanu kusoo qaadanaynaa waraysi aanu la yeelanay Axmed Maxamed Shaqalle oo ka mid ah ardayda jaamacadda LUCY ee Hargeysa qaybta ICT, kuna jira sannadkii labaad ee waxbarashadiisa. Waraysigaas oo ah mid xiiso badan waxa uu ka hadlayaa dhinacyo kala duwan oo ku aroora hawl maalmeedka jaamacadda iyo waxyaalaha laga barto.
Barnaamijka Codka Ardayga: Waraysi aanu la yeelanay mid ka mida ardayda jaamacadda IHU, Hargeisa
Waa mid ka mida barnaamijyo taxane ah oo aanu ku waraysan doono ardayda Somaliland gudo iyo debedba, si codkooda loo maqlo ayna ugu soo gudbiyaan warbixinno khuseeya waxbarashada, talooyin iyo khibrado kala duwan. Waxanu manta ku daah furaynaa waraysiga koowaad , jaamacadda Geeska (IHU) oo aanu waraysi kala yeelanay mid kamida hablaha wax ka barta oo magaceeda la yihdaahdo Cawo Maxamuud Faarax.













