You may Search related Articles
Google

THE FACTS ABOUT HORN

Waxaa Qoray: Mohamed Ali Ahmed(Khamriile)

(Riix halkan si aad u aragto Sawirka oo wayn)

Buugan oo la yidhaa " THE FACTS ABOUT HORN" oo macnaheedu noqonayo marka la eego afka soomaaliga ' xaqiiqda dhabta ah ee geeska' waa buug labaad oo uu qorey qoraaga buugga kale ee The horn of Lost Tribes, waana buug ka hadlaya Siyaasada, Dhaqaalaha, iyo Arrimaha bulshadda ee shucuubta ku nool Geeska Afrika.

Buugan oo la bilaabay ururintiisa 30-kii December 2003, loogana shaqeeyey si heer sare ah hadey noqoto diyaarin amaba qoraalba , waxaanu ka kooban yahay 22 mowduuc waxa kale oo dheer 500 oo dhacdo oo xasuus qor taariikheysan ah. Buugani wuxuu koobsanayaa muddo dhan qarni iyo labaatan sanno oo ah laba qaybood (1884-1984) iyo (1984-2004)insha allah dhawaan buu soo bixi doonaa buugani.

 

Haddii aad xiisaynayso Buugan, La xidhiidh oo ka dalbo Qoraaga Buugga

Mohamed Ali Ahmed
raabisoma@hotmail.com
Tel: +252-65-310218
Mobile: +252-2-4425854
Hargeisa,Somaliland.


Wixii aad cilad la kulanto fadlan la socodsii, admin@somalilandedu.com

For technical support, contact: admin@somalilandedu.com

© 2005-2008: Copyright reserved, Somaliland Education Network